Madaxtooyada Somalia oo beenisay Warbixin lagu daabacay Wargeyska Al-Waddan

La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Al-Waddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taasoo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Alshabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad khaldan ka bixiyey wareysiga … Continue reading Madaxtooyada Somalia oo beenisay Warbixin lagu daabacay Wargeyska Al-Waddan